Qaramada Midoobey oo Dowlada Fadaraalka usheegtay in ay PL la heshiiso

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka hadlay fadhiga Golaha amaanka,ayaa sheegtay in loo baahan yahay Puntland iyo Dowlada Dhexe in ay wada fariistaan oo xal uhelaan khilaafka dhexyaal.

Sidoo kale,waxay adkaysay in wax ka badal walba oo lagu samaynayo Dastuurka in uu noqdo mid laga wada hadlay oo laga heshiiyay.

Si gaar ah,waxay utaabatay muhiimada ay leedahay in la dhagaysto Codka PL oo aan looga maarmin Dowlad dhiska Wadanka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading