Qaramada midoobey oo ku boorisay Madaxda Somalida in ay kulmaan

Qaramada midoobey oo markale ku baaqday in Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ay yeeshaan kulamo looga tashanayo hanaanka doorasho.

Si gaar ah waxay Qaramada midoobey uxoojisay kasoo qaybgalka Shirka 5-ta bisha ee Muqdisho.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading