Qarax baabuur oo ka dhacay Liverpool iyo saddex qof oo loo xiray

Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee Britain ayaa Axaddii xiray saddex nin, kadib markii baabuur taksi ah uu ku qarxay goob kasoo horjeedda isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee magaalada Liverpool ee Waqooyiga Dalkaas.

Booliska ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay nin saarnaa taksiga, halka uu dhaawac kasoo gaaray darawalkii baabuurka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading