Qarax Dad khasaare dhaliyay oo ka dhacay Bosaso

Bosaso Qarax baa ka dhacay dhaliyay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac.

Dhimashadu waa 3-Qof iyo 10-dhaawac ah.

Qaraxu,waxuu ka dhacay meel Mehered ah oo ay ku sugnaayeen Askar ka tirsan Ciidanka Dowlada.

Ilaa iyo hada Laamaha amaanka Puntland kama hadlin Qaraxan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading