Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Addis Ababa

Qarax weyn ayaa maanta ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, waxaana ku dhintay Labo Ruux, sida ay xaqiijiyeen Booliska Itoobiya.

Qaraxan oo ka dhacay Ismaamulka Lideta ee Addis Ababa ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay hal qof.

Itoobiya ayaa wajahaysa qalalaase xooggan, waxaana inta badan deegaanada dalkaas ka dhacaya dagaalo qoomiyadeed, kuwaas oo galaaftay nolasha kulankan qof.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading