Qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay isgosyka Siinaay Ee Magaalada Muqdisho

Gaari nooca raaxada ah oo uu watay Askari la sheegay in uu ka tirsan Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa goor dhow ku Qarxay meel aan ka fogeyn Isgoyska Siinay ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi lagu xiray Gaariga uu watay Askariga ka tirsan Ciidamada Dowlada.

Majiraan faafaahin intaas dhaafsiisan oo laga helyo Qaraxaasi goor dhow ka dhacay Isgoyska Siinay ee magaalada Muqdisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading