Qarax Goor-dhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo)

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay Xaafado badan oo katirsan Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka aargada KM4, iyadoo gaariga qarxay uu marayay wadada, waxaana halmar Qiic iyo uuro isku shareertay Cirka

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid ku xirnaa gaariga, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn qofka saarnaa gaariga qarxay.

Daawo.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading