Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax xooggan uu goor dhaweyd ka dhacay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqudisho.

Qoraal kooban oo kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in qaraxan uu ahaa is-miidaamin, kaas oo ay ku sheegeen in qofka is qarxiyay uu la eegtay dad rayid ah, iyadoo aysan jirin faahfaahin intaas dheer oo laga bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Wixii ku soo kordha warkan halkan ayaad kala socon doontaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading