Qarax ka dhacay Addis Ababa

Qarax ayaa ka dhacay Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia, kaas oo lala beegsaday Mid ka mid ah Biriijyadda ku yaala Magaaladdaasi.

Qaraxan ayaa sida ay ku waramayso Wakaaladda Wararka ee Reuters waxa ku dhaawacmay Hal qof.
sidaas waxa wakaaladda wararka ee Ruetuers u sheegay Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Booliska ee Dalka Ethiopia.

Sarkaalkan ayaa sheegay in qofka dhaawacmay oo ahaa nin uu halkaasi ku waayay lugtiisii.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading