Qarax ka dhacay Degmada Afgooye goordhawayd

Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay laba kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kaddib qarrax maanta ka dhacay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Qarraxa ayaa ka dhacay baabuur daba socday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya kuwaas oo marayay meel u dhaw Wakaaladdii hore ee Biyaha oo haatan saldhig u ah ciidamo ka tirsna dawladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading