Qarax ka dhacay degmadda Balcad

Qarax miino ayaa ka dhacay afaafka hore ee dugsi waxbarasho oo ku yaala degmadda Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu ka socday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Qaraxan uu ku dhaawacmay hal Askari oo ilaalo ka hayay Iskuulka uu imtixaanku ka socdo.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading