Qarax ka dhacay goordhaweyd Magaalada Muqdisho

Qaraxa,ayaa ka dhacay Kontaroolka KM4 dhanka wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Waxaa qaraxan ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale waxuu geystay bur burka gooba ganacsi iyo Gaawari ka ag dhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Inta la xaqiijiyay,waxaa ku geeriyooday Qaraxa Afar Qof,waxaana ku dhaawacmay 8-kale.

Qaraxa,ayaa kusoo beegmay xilli maanta Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ay isku diyaarinayaan dhageysiga hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha Fadaraalka Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading