Qarax ka dhacay Laascaanood goordhawayd

Qarax,ayaa goor dhawayd ka dhacay goob u dhow Dugsiga Muuse Yuusuf ee magaalada Laascaanood halkaas oo ay ka dhawaayeen Ciidanka Booliska Somaliland.

Ma jiro wax khasaare ah oo qaraxaas ka dhashay,iyadoo ay Ciidanku ku hawlan yihiin baaris ku aadan sababta qaraxan keentay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading