Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda,ayaa Qarxiyay Miino sida la sheegay taallay agagaarka garoonka kubadda cagta Eng. Yariisoow Ex Koonis, taas oo dhawaaqeeda laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho.

La soco wararkayaga danbe


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading