Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu dilay Daahir Xasan Tooxow oo ahaa maamulaha iskuulka Dayniile oo ka mid ah iskuullada ay wax ku bartaan carruurta degmada Dayniile.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilka.

Al-Shabaab waxay ku eedeeyeen inuu ka mid ahaa ergadii ka qaybgashay doorashadii ka dhacday maamul goboleedka Galmudug, sheegashadaasi oo aan si madaxbannaan loo xaqiijin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading