Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Qarax Miino uu goor-dhaweyd ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Afisyooni.

Qaraxan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aasay, ayaa lala beegsaday Sarkaal lagu magacaabo Col. Cumar Cabdiraxmaan oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Col. Cumar Cabdiraxmaan ayaa la sheegay in Qaraxan uu kasoo gaaray dhaawac.

Wixii kasoo kordha kala soco IdilNews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading