Qarax ka dhacay Muqdisho goor dhawayd

Wararka ka imaanaya Muqdisho,ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay caawa fiidkii degmada Waaberi nawaaxiga Iskuulka 21-ka Oktoobar.

Wararka hordhaca ah waxay sheegayaan in qaraxa ay sababtay miino kuwa la hago ah, oo qaraxday waqti ay baabuur fara badan goobta marayeen.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Laamaha amaanku ilaa iyo hada war kama soo saarin Qaraxa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading