Qarax ka dhacay Muqdisho goor dhawayd

Qarax,ayaa ka dhacay agagaarka Xerada Ciidamada Cirka Avisione ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa,waxa uu ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxa lala beegsaday kolonyo ay wateen howl-wadeeno ka tirsan Qaramada Midoobay oo xilligaas marayey wadada.

Sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa muujinaya baaxadda saameynta uu lahaa qaraxa, waxaana ka dhashay burbur xoogan oo soo gaaray gawaari u badan nooca raaxada iyo sidoo kale waxyeelo gaartay dhismayaasha ku yaalla halkaasi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading