Qarax ka dhacay wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho

Qaraxaan oo ahaa Nooca Lagu Aaso Wadada ayaa La sheegay in uu Ku qarxay Ragii aasayay wadada Warshadaha waxaana Qaraxaan Laga Maqlay Inta Badan Muqdisho.

Dadka Deegaanka Ayaa sheegay in Sagaalka Saac ay Maqleen Qarax Xoogan Oo ahaa Miinaada Nuuca Dhulka Lagu aaso ah Waxaana Saakay Markii La isugu Soo Baxay Goobta Lagu Arkay Ragii Miinada Xiligaasi Aasayay Oo Dhamaantood Meyd ah.

Mudooyinkaan Dambe  ayaa Magaalada Muqdisho waxaa kusoo Batay Qaraxyada Oo Inta Badan Ay Sheegtaan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab Kuwaasi oo lala Bartilmaameedsado Saraakiisha Iyo Dhamaanba Shaqaalaha Dowlada .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading