Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Guddoomiye ku-xigeebkii Siyaasadda ee degmada Dayniile ee maamulka Gobolka Banaadir Cabdi Maxamed Maxamuud ayaa lagu dilay Qarax ka dhacay Xaafada Daarasalaam ee Muqdisho.

Xaafada Daarusalaam ayaa kamid noqotay goobaha ugu badan oo ay ka dhacaan qaraxyada miinooyinka ah gudaha Muqdisho


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading