Qarax Miino oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah kana soo baxay Muqdisho una socday Jowhar, ayay miino kula qaraxday inta udhaxeysa Balcad iyo Jowhar

Wararka ayaa intaa ku daraya gaariga dadkii saarnaa in ay ka badaadeen kaliya afar ruux oo iyaguna dhaawac ah halka dhamaan dadkii kalena ay geeriyoodeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading