Qarax ka dhacay Xarunta Premier Bank Ee Taleex Muqdisho

Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore Xarunta Premier Bank ee Taleex,waxaana uu ahaa mid lagu xiray Gaari nooca Soomaalida u taqaano qooqanta,sidaasina uu ku qarxay.

Majiraan ilaa iyo hada wax dhimasho nafeed ah oo la xaqiiijiyay,balse waxaa dhaawac fudud kasoo gaaray qaraxaas .4-ruux.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa,ayaa la geeyay Goobaha Caafimaad oo ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa dabka kacay,iyada oo aan weli la shaacin ruuxii lahaa gaarigaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading