Qarax xoog leh oo ka dhacay Bosaso

Qarax xoog badan,ayaa lala Beegsaday Gaari Ciidan oo Marayay agagaarka halka loo yaqaan Minasaariyadda ee Xaafada Al Raxma Bosaso.

Qaraxa,ayaa waxa aku dhaawacmay sadex askari sida ay noo axqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland.

Goobta qaraxu ka dhacay waxaa hada gaaray Ciidamada Booliska,kuwaasoo ka bilaabay baaris.

La soco wararka kasoo kordha Qaraxaaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading