Qarax xoog leh Oo ka dhacay Gaalkacyo

Qarax xoog badan,ayaa ka Gaalkacyo,gaar ahaan dhanka Koonfureed ee Baraxley.

Qaraxa kadib waxaa goobta ka dhacaya Rasaas xoog badan.

Wararka aan weli la xaqiijin waxay sheegayaan in lala beegsaday Qaraxa goob ay deganaayeen Ciidamo ka socda Dowlada Fadaraalka.

Warka danbe la soco


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading