Qarax xoog leh oo ka dhacay goobtii soo dhaweynta Rw Rooble

Rooble ilaa iyo hada war cad lagama hayo kaliya,waxaa la og yahay in lagu soo dhawaynayay Makarafoonka.

Goobta qaraxu ka dhacay waa garoonka Kubada cagta ee Baraxley oo uu dad kula hadli lahaa.

Dadka dhintay waxaa ugu miisaan culus inta la xaqiijiyay Duqii hore ee Gaalkacyo Tumey iyo Talyihii Ciidamada 21-aad Qooje Dagaari.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading