Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax,ayaa goordhowayd ka dhacay Isgoyska Km4 ee Magaalada Muqdisho.


Jugta qaraxa ayaa laga maqlay guud ahaan degmooyinka Gobolka Banaadir.


Dad goobjoogayaal ah,ayaa sheegay in qaraxa lagu xiray gaari nooca Raaxadda ah.


Gaariga qarxay,ayaa waxaa watay sarkaal ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana wararku ay sheegayaan in sarkaalkaas uu ku dhex jiro Gaariga gubanaya.


Ma jiraan wali faahfaahin intaasi ka dheer oo laga helay qaraxa caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading