Ugu yaraan hal Qof ayaa ku dhintay sagaal kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed.
Dadka degaanka ayaa u sheegay idaacadda VOA in qaraxu uu ka dhashay miino la dhigay goob shaaha laga cabo.
Ilaa hadda cidi ma sheegan mas’uuliyadda weerarka, hase yeeshee inta badan weearrada noocan ah ee ka dhacay Soomaaliya waxaa sheegta ururka Al-Shabaab.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.