Qardho: 465 Qoys oo loo qeybiyay gargaar (VIDEO)

Dawlada Puntland ayaa Maanta qaybisay deeqdii ugu horaysay ee la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen daadadkii Magaalada Qardho, 465 Qoys ayaa Maanta loo qaybiyay Raashin ka kooban, Bur, Bariis, Sonkor, Caano, Saliid, Kaluun, iyo Timir.

Maanta waxa uu Qorshuhu ahaa in la gaarsiiyo 800 oo Qoys balse Wadooyinka qaar ayaa la gelin waayay, Hal maantana ay soo dhaceen biyo kale oo xiray wadooyinka Qaar.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading