Qatar oo Gaadiid duug ah ku wareejisay Dowlada Muqdisho

Dowladda Qatar ayaa maanta militariga Soomaaliya ku wareejisay 68 Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka ah.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Dekedda Muqdisho ayaa Qatar ay ku wareejisay Gaadiidkan taliska Ciidanka Dowlada Fadaraalka.

Gaadiidkan,ayaa ah mid duuga oo ay iska badaleen Ciidamada Qatar.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading