Qaxooti cusub oo Yemeniyiin ah oo soo gaaray Boosaaso (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa magaalada Bosaaso kusoo dhaweysay qaxooti u dhashay Dalka Yemen iyo Soomaali oo kasoo cararay colaadaha Yemen, kuwaas oo doonidii siday ay caawa kus oo xiratay Dekedda Bosaaso.

Qaxootiga soo gaaray magaalada Bosaaso ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa 43 qoys oo u badan haween, caruur iyo weeyeel.

Magaalada Bosaaso maalmihii u danbeeyay waxaa soo gaarayay Qaxooti ka soo haajiray
Colaadaha ka jira dalk Yaman oo horseeday qulqulka qaxootiga badan Oo Imanaya Gudaha Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading