Qeybo kale oo kamid ah laamiga bartamaha Gaalkacyo oo la dhisayo+Sawirro

Shirkadda Wadaniga ah ee Kebarco ayaa u diyaarisay in laami ay saarto qaybo kale oo ka mid ah laamiga bartamaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan inta uu ka maro suuqa wayn oo aad uga bur bursanaa.

400 oo mitir ayaa la saarayaa laamiga, waxaana laga bilaabayaa dhabarka dambe ee Madaxtooyadda, iyada oo qorshuhu yahay in la gaar siiyo Iskoolka Ummadda ee magaalada Gaalkacyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading