Qiimaha Xajka lagu Aadayo oo saro ukac ku yimid

Shirkadaha bixiya adeegyada Xajka iyo dowlada Somaliya oo si Wada jira ujaan gooyay qiimaha ay bulshada Somaliyed ku xajinayaan sanadkan.

Qiimaha Xajka qofka Soomaaliya ka soo xajinayo sanadkan waa $5230, halka markii hore qiimaha ahaa $3800, waxaa sanadkan lagu kordhiyay $1430.

Qiimaha Xajka lagu aadayo in uu kor ukaco waa la fahmi karaa oo waxaa laba jibaarmay wax walba oo ku xirnaa socdaalkaas.

Qiimaha Shidaalka.

Qiimaha Tigidhada.

Qiimaha Hotelada.

Qiimaha Adeega kale.

Halkan ka akhriso”-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading