Qiimaynta Goobaha Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha oo si habsami leh usocota

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa Maalintii 2-aad ka sameeyay magaaladda Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari qiimaynta goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

Guddiga ayaa qiimayntan ka samayndoona Degmooyinka Gobolka Bari iyo Deegaanada hoosyimaada.

Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Siyaasad ma’ahan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading