Qiimaynta Goobaha Seejooyinka iyo Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha oo gaartay Degmada Waaciye

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa Qiimaynta goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta ka sameeyay Gudaha Degmada Waaciye iyo Deegaamada hoostaga ee kala ah

1.Sheerbi.
2.Xidda
3.Waaciye
4.Alxamudulilahi
5.Dalweyn Xangay,
6.Juurrile
7.Qayaadsame.

Guddig,ayaa usharaxay Bulshada Degmada Waaciye faa’idada ay leedahay doorashada

Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Siyaasad ma’ahan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading