QM oo ka digtay Fara-gelin lagu sameeyo Doorashada Jubbaland (Akhriso)

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayaa war kasoo saaray Doorashada Jubbaland, isagoona ammaanay Hanaanka ay shaqada u wadaan Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Mr. James Swan ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay garab taagan tahay Doorashada Jubbaland, ayna taageerayso Doorasho xor iyo xalaal ah oo ka dhacda Degaanadaas, isagoona ka digay Fara-gelin iyo Khalkhal lagu sameeyo Doorashadaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading