Qodobada looga hadlayo Shirka Heritage ee Garowe

Qodobbada diiradda la saarayo oo horutebinta shirka la siinayo….

1.Doorashada 2021


2.Xasilinta Dalka (Amni ahaan)


3.Dhammeystirka Dastuurka


4.Qabashada Doorasho Qof iyo Cod ah 2025


5.Yagleelidda Nidaam Federaal ah oo Shaqeynaya

Shirka waxaa fududeynaya Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage.

Waxaa marti gelinaya Dowladda Puntland oo martiqaadka Madaxda Somalida ayadu direysa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading