Is-rasaaseyn ka dhacdey xaley magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa la sheegayaa in hal qof oo Soomaali uu ku dhintey mid kalena uu dhaawac culus soo gaarey, sida ay sheegeen madaxda jaaliyadda. Booliiska ayaan illaa iyo hadda sheegin waxa keeney is-rasaaseyntaas.
Mahan markii ugu horaysay oo dhalinyrada Soamlida lagu dilo Maraykanka ama guud ahaan waqooyiga Maraykanka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.