Qooje Dagaare oo la xaqiijiyay in uusan geeriyoon

Qooje Dagaari waa nool yaha dhaawac culus,ayaa gaaray oo waa soo naaxay hada,waxaana loosoo qaadayaa dhanka Puntland ee isbitaalka Dhagacade.

Intaas waxaa ii xaqiijiyay Ciidamada amaanka Puntland.

Sidoo kale Taliye ku xigeenkii Ciidanka Danab ee Galmudug Marsho Mire iyo Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka 21-aad oo la yiraahdo Baar raaf,ayaa iyagana la xaqiijiyay geeridooda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading