Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigii uu hogaaminayay ee maanta gaaray caasimadda Galmudug ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa.
Kulanka Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Madaxweyne QoorQoor ayaa ujeedadiisu aheyd soo dhaweyn iyo is-xogweysi, maadama Guddoomiyuhu uu maanta gaaray Dhuusa-mareeb oo uu ka furayo caawa Kalafadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.