Midowga musharrxiinta madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa caawa kulan ku leh guriga Madaxweyne Hore Shariif Sheekh Axmed.
Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda cakiran ee ka jirta dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.