QoorQoor iyo Guudlaawe oo diiday ka qeybgalka Shirweynaha Hawiye

Madaxweynayaasha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie iyo Hirshabelle Ali Guudlawe Hussein, ayaa la sheegay inay ka qeybgalaan Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa lagu wado inuu ka dhaco Muqdisho.

Qoorqoor iyo Guudlaawe ayaa la filayay in Shirweynaha ay ka cadeeyaan mowqifkooda ku aadan muddo kordhinta Farmaajo, balse waxaa la sheegay inay haatan diideen ka qeybgalka Shirweynaha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading