QoorQoor iyo Laftagareen oo shuruudo ku xiray Shirka Muqdisho

Madaxwaynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-garee, ayaa ku xiray 2 Shuruud ka qaybgalkooda Shirka Muqdisho, sida ay sheegayaan saraakiil ka agdhow Labada Madaxweyne.

1- in Shirka lagu qabto meel ka baxsan Xalane.

2- In Dowladda Somalia ay isugu yeerto Shirka, sheegtana Waqtiga iyo goobta.

Magaalada Muqdisho ayaa ayaa waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kuwaas oo uu casuumeen Beesha Caalamka, si ay uga qeybgalaan Shir ay garwadeen ka tahay Beesha Caalamka, go’aana looga gaarayo Arrimaha Doorashooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading