QoorQoor & Mucaaradka Farmaajo oo ku kulmay Muqdisho (VIDEO)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, halkaasoo uu kulan kula qaatay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah.

Kulankan ayaa looga hadllay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021.

https://www.youtube.com/watch?v=RpJNEM8C8IE

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading