Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie (Qoorqoor), ayaa laga codsaday inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa sheegay in lagu guda jiro waqtiga doorashada, sidaas darteedna ay ka codsanayaan Madaxweynaha Galmudug inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.