Qoorqoor, Shariif iyo Xasan Sheekh oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie, ayaa kulan la qaatay Madaxweynayaasha hore ee Dalka Sharif Sheikh Ahmed iyo Hassan Sheikh Mohamud.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Qoorqoor ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo Shirka Wada-tashiga Qaran ee ka furmaya Muqdisho.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading