Qormo:-Xasan Shire loogama baahna Siyaasada Puntland.!!

Persona Non Grata”PNG”…Eraygaas waa ku waajibay.

Xasan Shire loogama baahna Siyaasada Puntland.!!

Horay wuu ugu soo khaldamay,waxaana u loogay Madaxweyne Deni.

Saakay Shacabka Puntland gees ka gees waa iskugu hanbalyaynayaan xilka qaadistiisa.

Habar wacashada Karaash iyo Abwaan Jibriil ma hakin karto dhaqaaqa Bulshada Puntland.

Xasan Shire,waxaa qabtay oo lagu fuliyay xeerkii Kacaanka ee Salaad Gabayre qabtay.

Ha idin ku filnaato 3.5 aad si khaldan oo foolxun Madaxtooyada Puntland usoo isticmaasheen.

Waxaan hiigsanaynaa Puntland is ixtiraamta,iskaraamaysa,Sharcigu sareeyo oo Dimuqraadiya.

Barnaamijka Dimuqraadiyayntu waa masiiri ee Siyaasad ma’ahan.

WQ:-Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading