Qorshe xumo baahsan oo ka muuqata Xildhibaanada Fadaraalka Ee Puntland laga soo doorto

Sareedo Jeyte iyo Majino oo kasoo wada jeedaa Puntland,ayaa isku sharaxay jagada Gudoomiye xigeenka Aqalka-sare.

Waa khasaare weyn oo ay tahay in laga shaqeeyo in mid tanaasulo si aysan u dhicin wixii dhacey 2017-kii ee Juriile iyo Mashruuc isku jabeen kadibna laga dhexqaadey.

Sidoo kale Sacdiyo Salaad,ayaa raadinaysa Gudoomiye xigeenka Golaha Shacabka Fadaraalka.

Waxaa jira isku dhexyaac badan iyo qorshe xumo ka muuqata Xildhibaanada iyo Srneterada Puntland laga soo doorto.

Sida Madaxweyne Deni wax uhogaaminayo waa liidataa.

Waxaana jira wal-wal ah in hogaaminta Deni ay sababto Madaxweyne la’aan iyo ra’isalwasaare la’aan in uu dhigo Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading