Qorshihii Farmaajo oo Beesha Mareexaan banaanka ka dhigay Jubooyinka

Farmaajo waxuu soo kordhiyay in Mareexaan Hal Xildhibaan ku dooran waayo Jubooyinka oo ay Gedo ku koobnaadaan.

Mudnaanta koobaad waa Absame.
Mida labaad waa Harti.
Mida 3-aad waa Dir.

30-sano kadib Mareexaan Jubooyinka waa ka huleelay Farmaaja,ayaana fududeeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading