Qoryaasha Dowlada Puntland Ee Gobolka Mudug ka fulinaysa?

Qoryaasha Dowlada Ee Gobolka Mudug ka fulinaysa?

1.Xarig jarka Bankiga cusub ee Dowlada Puntland.

2: Dhagax dhiga Xabsiga cusub ee Gaalkacyo yeelanayso.

3.Dhagax dhiga Laamiga Bartamaha Gaalkacyo oo qaab casriya loo dhisayo.

4 Dhagax dhiga Garoonka cusub ee diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

5.Dhismaha Golayaasha Deegaanka Jariiban iyo Bursaalax.

6.Soo afjarida dagaalkii Jiicboore ee Sacad-Leelkase.

7.Balaarinta iyo booqashada Kastamka Tuurdibi Galdogob.

8.Booqashada Dekada Garacad iyo Wadada isku xirta Garacad iyo Galdogob.

Waa hawlgal macno leh oo mudan in la bogaadiyo loona hakado.

JQ .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading