Qoys Reer guuraa ah oo gaari kula dhacay Gobalka Mudug (Sawirro)

Illaa 3 Ruux ayaa ku dhaawacmatay Gaari siday Qoys Reer guuraa ah oo ku dhacay deegaanka Laaso-dheer ee magaalada Ballibulse ee Gobalka Mudug.

Dadka ku dhaawacmay Gaariga dhacay oo noociisu ahaa ‘Dheyne’ ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Ballibusle, sida ay inoo sheegeen Dadka deegaanka.

Sidoo kale, Shilkan ayaa sababay dhimashada qaar kamid ah xoolihii saarnaa gaariga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading